Dowlada oo Gaadiid ku wareejisay qaar kamid ah maamul goboleedyada (Daawo Sawirada)

Wasaarada Maaliyadda Xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaadiid ku wareejisay qaar kamid ah maamul goboleedyada dalka ka jira iyo sidoo kale maamulka Gobolka Banaadir. Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta ku wareejiyay gaadiidka maamul goboleedyada Koonfur Galbeed , Hirshabelle iyo sidoo kale maamulka Gobolka Banaadir. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in gaadiidkan … Continue reading Dowlada oo Gaadiid ku wareejisay qaar kamid ah maamul goboleedyada (Daawo Sawirada)